Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wafdi kasocda hay’adda ICRC

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wafdi kasocda  hay’adda ICRC

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda ICRC oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta Dowladda Galmudug.

Wafdigan ayaa u kuur galaya xaaladaha bini’aadannimo ee ka jirta deegaanada Galmudug, gaar ahaan dadka ay sida xoogan u saameesay abaarta ku dhufatay deegaanada Galmudug, iyadoona gaba gabada kulanka uu madaxweynaha kaga mahad celiyay Wafdiga booqashadooda Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com