Madaxweynaha Galmudug oo magacabay gudiga baaraya dil Gaalkacyo lagu geeystay sheekh Caan ah

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo magacabay gudiga baaraya dil Gaalkacyo lagu geeystay sheekh Caan ah

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddi xaqiiqo raadin iyo baaris ku sameeya falkii afduubka iyo dilka loogu g

Daawo degmada burtinle ee gobolka nugaal iyo sida maanta looga ciiday
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Kampala (dhegayso)
Taliska Qeybta 27aad oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay ka fuliyeen Hirshabelle

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddi xaqiiqo raadin iyo baaris ku sameeya falkii afduubka iyo dilka loogu geystay Allaha u naxariiste Sh. Cali Axmed Faarax (Sh. Cali Dheere) oo ka tirsanaa culumada Soomaaliyeed iyo dadka ka shaqeeya samafalka oo ka howlgali jiray gobolka Mudug.

Madaxweynuhu wuxuu magacaabay guddiga hoos ku xusanyihiin:-

Avv Muumin Xuseen Cabdulaahi (Guddoomiye)
Avv Cabdixakiin Maxamed Xirse (Guddoomiye kuxigeen)
3.Saciid Maxamuud Jimcaale (Xogheyn)

G/Dhexe Maxamuud Axmed Maxamed (Cawil) (Xubin)
X/LE Ciise Axmed Cali (Xubin)
Cabdi Jaamac Cabdulle (Xubin)
C/risaq Khaliif Aaden (Xubin)
Magacaabista guddigaan ayaa dhaqangaleysa marka uu saxiixo madaxweynuhu waana uu saxiixay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: