Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Laftagareen (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Laftagareen (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku booqday hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen)

Labadda Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay dardargelinta Arrimaha Doorashooyinka Dalka iyo Dadaalada ay ugu jiraan sidii heshiis looga gaari lahaa Arrimahan taaggan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com