Madaxweynaha Galmudug oo Koonfurta Gaalkacyo soo dhaweyn ugu sameyeey Madaxweyne Deni (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Koonfurta Gaalkacyo soo dhaweyn ugu sameyeey Madaxweyne Deni (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QorQoor ayaa Magaalada Galkacyo Casumaad ugu Sameeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland Sacid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka kadib labada Madaxweyne ayaa yeshay kulan kale oo qado ah,taas oo uu ku marti qaaday Madaxda Puntland Madaxweynaha Galmudug Qorqoor.

Kulanka labada dhinac ayaa yimid kadib Marki shalay Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo ee Puntland ay shir iskaashi amni ah ay ku yeesheen Madaxdan.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com