Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

Axmed ducaale geele Xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa galabta lagu soo dhaweyeey Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxaana uu ka qayb gali doona maalinta berrito ah caleemasarka madaxda Puntland. Hoos kadaawo sawiradda.

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir | Xaawo Axmed | Daljir Garoowe
Odayaal dhaqameed Bosaaso lagu xiray

Axmed ducaale geele Xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa galabta lagu soo dhaweyeey Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxaana uu ka qayb gali doona maalinta berrito ah caleemasarka madaxda Puntland.

Hoos kadaawo sawiradda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: