Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa caawa Fiidkii gaaray Muqdisho si uu qeyb oga noqdo wada hadalada u dhaxeeya Madaxda Dowlad go

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed oo ka hadlay dilal dhowr ah oo Muqdisho ka dhacay (dhegayso)
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda u qabatay shaqaalaheda (Sawiro)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa caawa Fiidkii gaaray Muqdisho si uu qeyb oga noqdo wada hadalada u dhaxeeya Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Dowladda Fedraalka ah ee la filayo in saacadaha soo socda ay ka furmaan Caasimadda Muqdisho.

Sido Kale Madaxweynaha Puntland & Madaxda kale ee Dowlad Goboleedyada ayaa la qorsheynayaa iney berri kasoo dagaan Muqdisho.

Garoonka diyaaraddaha ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhaweeyay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: