Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo gaaray

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo gaaray

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Saaka gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Garoonka Diyaaradah

Kulan lagu tageerayeey Ganacsade Libaan dheere,laguna beninayeey war kaso baxay Maaraykanka oo Boosaaso ka dhacay
Iskaashatada kalluunka ee degmada Eyl iyo khasaarihii ka soo gaaray roobabkii da’ay (daawo)
Xildhibaano eedeyn u jeediyeey Madaxweynaha Galmudug

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Saaka gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweyne Xaaf, waxaana uu sheegay in maalmaha soo socda in uu ku sugnaan doono Gaalkacyo.

Wafdiga Madaxweyne Xaaf ayaa ka yimid dhanka Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, halkaasoo oo uu kaga qeyb galay Caleemasaarka Madaxweyne Dani.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0