Madaxweynaha DFS oo xalay lagu soo dhaweyeey Jabuuti & Shirkii IGAD oo furmaya (Daawo)

Madaxweynaha DFS oo xalay lagu soo dhaweyeey Jabuuti & Shirkii IGAD oo furmaya (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda dalkaas.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona Shirka 38-aad ee aan Caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo xaaladda Gobolka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com