Madaxweynaha DFS oo hambalyo u diray ra’iisul wasaaraha Itoobiya

HomeWararka

Madaxweynaha DFS oo hambalyo u diray ra’iisul wasaaraha Itoobiya

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed abaalmarinta caalamiga ah ee uu ku guuleystey.

Madaxda Xisbiyada dalka oo Gurmadka Baladweyne ugu deeqay $200,000 dollar
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed abaalmarinta caalamiga ah ee uu ku guuleystey.

Qoraal uu soo dhigay boggisa twitterka ayuu ku sheegay in uu u qalmo Abiy Ahmed guusha uu gaaray.

“Waxaan u hambalyeynayaa Ra’iisul Wasaaraga Itoobiya Abiy Axmed oo ku guuleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize,wuxuuna ahaa sanadkaan mid u qalma in uu ku guuleysto,kadib iskaashigii uu ka sameeyey wadamada Gobolka ayuu yiri”Madaxweyne Farmaajo.

Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed ayaa ku guuleystay biladda abaal marinta nabadda ee Oslo,waxaana tani ay ku timid heshiiskii uu la gaaray dowlada Eritrea.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: