Madaxda Xisbiyada dalka oo Gurmadka Baladweyne ugu deeqay $200,000 dollar

Madaxda Xisbiyada dalka oo Gurmadka Baladweyne ugu deeqay  $200,000 dollar

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa ku dhawaaqday $200,000 (Laba boqol iyo konton kun Dollar) oo ah kaalmo gargaar oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee Fatahaaduhu saameeyeen.

Shir jaraa’id oo goor dhow ay Muqdisho ku qabteen Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay ku shaaciyeen lacagta kaalmada ah ee loogu tala galay in lagu caawiyo dadka ay waxyeeleen Fatahaadaha.

Sidoo kale Madasha ayaa waxay shaaciyeen liiska laba guddi oo howlaha gurmadka ka fulin doona magaalooyinka Beledweyne iyo Bardaale.

Diwaanka
Wararka Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com