Madaxweynaha DFS oo Abaalmarin lagu gudoonsiyeey New York

HomeWararka

Madaxweynaha DFS oo Abaalmarin lagu gudoonsiyeey New York

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Sanadlaha a

Golaga Xisbiga Dimoqoraadiga Soomaalida (XDS) ee DDS oo leh shir xasaasi ah
Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Qarax ka dhacay Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Sanadlaha ah ee Hoggaaminta Suubban ee Concardia.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa abaalmarintan la qeybsaday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eriteriya Mudane Isaias Afwerki kaalintii ay saddexda hoggaamiye ka qaateen nabadaynta iyo is dhexgalka dhaqaale ee Geeska Afrika.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: