Madaxweyanaasha Puntland iyo Galmudug oo cadaado gaaray (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyanaasha Puntland iyo Galmudug oo cadaado gaaray (Sawiro)

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa goor dhow gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Labada madaxweyne Qoorqoor iyo Deni ayaa mudo

Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi (dhegayso)
7 Argagixiso oo Dilal Gaalkacyo iyo Qaraxyo Bossaso lagu Qabtay oo la Dilay (dhegayso)
XULASHADA DALJIR BOOSAASO (DHAGEYSI WACAN)

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa goor dhow gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Labada madaxweyne Qoorqoor iyo Deni ayaa mudo kooban joogi doona Cadaado waxayna u sii gudbi doonaan magaalada Gaalkacyo halkaas oo u jeedka safarkoodu yahay.

Madaxweynaha Puntland ayaa safar dhanka dhulka ah ku gaari doonna Magaalada Gaalkacyo, waxaana halkaasi ka furmi doona Shirar looga hadlaayo Xaaladda gobolka Mudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu waddaa in uu bulshada Gaalkacyo kala hadlo arimaha dhismaha Golaha degaanka oo maalmihii lasoo dhaafay buuq badan ka jiray.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0