Madaxwaynihii hore Koonfur Afrika iyo wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho gaaray

HomeWararka

Madaxwaynihii hore Koonfur Afrika iyo wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho gaaray

Madaxwaynihii hore Koonfur Afrika Thabo Mbeki iyo wafdi uu hogaaminayo oo kasocda Midowga Afrika ayaa goordhowayd  gaaray magaalada Muqdishgo. Wafd

Madaxweyne Deni oo ku soo wajahan Boosaso
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Siidow Macalin Siidow oo u jawaabay Wasiir Kuxigeenka Gaashandhiga DFS

Madaxwaynihii hore Koonfur Afrika Thabo Mbeki iyo wafdi uu hogaaminayo oo kasocda Midowga Afrika ayaa goordhowayd  gaaray magaalada Muqdishgo.

Wafdiga ayaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhoweeyey wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan iyo saraakiil kalle.

Wafdigan ayaan la ogayn ujeedka ay u yimaadeen magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa inay la kulmaan madaxda sare ee dowladda faderaalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: