Madaxwayne Farmaajo oo maanta kusii jeeda caasimadda Itoobiya ee Addis ababa

Madaxwayne Farmaajo oo maanta kusii jeeda caasimadda Itoobiya ee Addis ababa

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Madaxwaynaha ayaa ka qaybgali doona shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo colaadda Koonfurta Suudaan oo mar kalle qarka u saaran dagaal sokeeyo oo dhiig badan uu ku daato.

Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu la kulmo madaxwaynayaasha dalalka xubnaha ka ah IGAD.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com