Madaxwayne Deni “Dilka Paul waa mid lagu suncad dilayo horumarka reer Puntland” (daawo)

Madaxwayne Deni “Dilka Paul waa mid lagu suncad dilayo horumarka reer Puntland” (daawo)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku tilmaamay dilka loo gaystay Paul Farmosa maamulaha dekedda Bosaso inuu yahay mid lagu wiiqayo horumarka Puntland, waxaana uu shacabka uu ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dagaal meelo badan oo Puntland lagu yahay.

Waxaa uu sheegay qofkasta oo ku lug yeesha inay tilaabo ka qaadayaan, waxaana si gaar ah uu tacsi uu ugu diray shirkadda DP World, dowladda Imaaraatka Carabta iyo qoyska Paul Farmosa.

Hoos kadaawo.

Madaxwayne Deni "Dilka Paul waa mid lagu suncad dilayo horumarka reer Puntland (daawo)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku tilmaamay dilka loo gaystay Paul Farmosa maamulaha dekedda Bosaso inuu yahay mid lagu wiiqayo horumarka Puntland, waxaana uu shacabka uu ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dagaal meelo badan uga yimid Puntland.

Posted by Radio Daljir on Monday, February 4, 2019

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com