Madaxwaynaha Uganda “Waxaa jira dalal aan lahayn dowlad maamusha sida Soomaaliya”

HomeWararka

Madaxwaynaha Uganda “Waxaa jira dalal aan lahayn dowlad maamusha sida Soomaaliya”

Madaxwaynaha Uganda Yuweri Muzeveni ayaa sheegay inay jiraan dalal ku yaala qaaradda Afrika oo aan lahayn dowlad maamusha, waxaana tusaale uu usoo qaa

NISA oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka fulisay Gedo
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Madaxwaynaha Uganda Yuweri Muzeveni ayaa sheegay inay jiraan dalal ku yaala qaaradda Afrika oo aan lahayn dowlad maamusha, waxaana tusaale uu usoo qaatay Soomaaliya.

 

 

“Waxaa jira waddamo badan oo aan lahayn dowlad. Way jiraan, laakiin ma haystaan hay’ad abaabulan oo maamusha, Soomaaliya waa mid ka mid ah. Waxaa jira dalal kale laakiin ma sheegayo sababo diblomaasi awgeed”ayuu yiri Madaxweyne Museveni.

Hadalka madaxwaynaha Uganda ayaa noqday mid qabsaday baraha bulshada, inkastoo dowladda faderaalka oo ku tiirsan taageerada ciidamada AMISOM ee badankooda ay ka joogaan Uganda aanay wax war ah kasoo saarin.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: