Madaxwaynaha Soomaaliya oo dib dalka ugu soo laabtay

Madaxwaynaha Soomaaliya oo dib dalka ugu soo laabtay

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay, kadib markii Addisababa ee xarunta Itoobiya iyo Midowga Afrika uu kaga soo qaybgalay shirkii madaxwaynayaasha Afrika.

Madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad.

Wasiirka ayaa sheegay shirka in looga hadlay musuqa iyo horumarinta ururka Midowga Afrika arimahaasi oo ay Soomaaliya si wayn ay u taageertay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com