Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo dacwad laga soo gudbiyay (Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo dacwad laga soo gudbiyay (Daawo)

Guddiga garsoorka ee gobolka Nugaal ayaa soo gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, iyagoona sheegaya in mushaaraadkoodii uu ka maqanyahay oo ay ku leeyihiin madaxwayne Gaas.

Goor dhow lasoco muuqaalka garsoorayaasha gobolka Nugaal.

Garsoorayaasha Puntland

Garsoorayaal warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in Madaxweyne Gaas ay dacwad ka gudbiyeen Maxay tahay dacwadu? daawo oo dadka kalana u gudbi

Posted by Radio Daljir on Sunday, January 6, 2019

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com