Madaxda Wasaarada Maaliyadda Gobalka Mudug oo kulan la qaadatay Ganacsatada Gaalkcyo (Daawo)

HomeWararka

Madaxda Wasaarada Maaliyadda Gobalka Mudug oo kulan la qaadatay Ganacsatada Gaalkcyo (Daawo)

Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Gaalkacyo waxaa maanta Ku shiray Qaar kamid ah Ganacsada gobalka Mudug iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Gobalka Mudug. Kulanka ayaa ahaa Mid Ganacsatadu ku gudbinayeey Canshuur ay shegeen in lagu kordhiyeey. Wariye Maxamed Lakiman Ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo jeedinaya

Shirkadda Samsung oo Sanadka 2020 soo saaraysa Taleefan sida Bina adaamka u shaqeynaya (Daawo)
Rooble oo La kulmay Safiirka Midowga Yurub
Isbaddalka Geeska Afrika: Faa’iidada Eriteriya iyo khasaaraha Djibouti (dhegayso)

Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Gaalkacyo waxaa maanta Ku shiray Qaar kamid ah Ganacsada gobalka Mudug iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Gobalka Mudug.

Kulanka ayaa ahaa Mid Ganacsatadu ku gudbinayeey Canshuur ay shegeen in lagu kordhiyeey.

Wariye Maxamed Lakiman Ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo jeedinaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: