HomeUncategorized

Madaxda Soomaalida oo maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho.

Muqdisho, Dec 07 2016-Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kasocda shirka madasha qaran ee doorashada Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayo dhamaystirka doorashada Soomaaliya.

Caawa iyo Daljir, Nov 15-2012, Khadar Cawl Ismaaciil _Daljir Buuhoodle
Bosaso: Maxkamadda oo dil toogasho iyo xabsi kuriday rag loo soo qabtay burcadbadeednimo (Dhagayso)
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Maxamuud

Muqdisho, Dec 07 2016-Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kasocda shirka madasha qaran ee doorashada Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayo dhamaystirka doorashada Soomaaliya.

Shirka ay u dhan yihiin madaxda Qaranka sida madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha iyo hogaamiyaasha maamul Goboleedyada dalka ayaa ka socda Muqdisho,waxaana warar hordhac oo soo baxaya ay sheegayaan in wajiga koowaad ee shirka lagu lafa gurayo tabashooyinka ka jira  doorashada.

Waxaa ka mid ah qodobada sida aadka ah looga hadli doono tabashada ay qabaan maamulka Puntland ee ku aadan doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: