HomeUncategorized

Madax ka tirsan Dowladda Somaliya oo Booqanaya Xabsiyada Puntland

Bacaadweyn, Maarso 10, 2016 (Daljir) —Magaalo madaxda Puntland ee Garowe waxaa ku sugan wufuud ka socota Beesha Caalamka iyo xubno ka socda Dowladda Somalia, kuwaas oo socdaalkoodu salka ku hayo arimaha siyaasada iyo u kuur galida xaalada maxaabiista Puntland.

Warbixin ku saabsan ciyaarihii maanta dhex maray xulalka gobollada Nugaal v Hiiraan (4-3), iyo J. Hoose v Galgaduud (3-1).
Madaxweyne Xasan oo Sheegay in uusan Dam-jadiid ka tirsanayn
DHAGEYSO: Fariin ku socoto Gollaha Wakiilada iyo Gollaha Wasiiradda
Bacaadweyn, Maarso 10, 2016 (Daljir) —Magaalo madaxda Puntland ee Garowe waxaa ku sugan wufuud ka socota Beesha Caalamka iyo xubno ka socda Dowladda Somalia, kuwaas oo socdaalkoodu salka ku hayo arimaha siyaasada iyo u kuur galida xaalada maxaabiista Puntland.
 
Wafdi ka socda Midowga Yurub ayaa dowlada Puntland ka caawinayaan arimaha xisbiyada badan iyo dumuquraadiyada, iyadoona kulamo la qaatay gudiga dhawaan la magacaabay ee doorashooyinka, isla markaana kala tashan la yeelanayaa, sida uu warbaahinta u sheegay Xeer Ilaaliyaha Puntland Maxamuud Xassan Aw-cismaan.
 
Xeer Ilaaliya Dowlada Somalia Axmed Cali Daahir ayaa waxaa uu booqan doonaa maanta xabsiyada Garowe maxkamdaha iyo goobaha cadaalada, isago u kuur gali doona qaabka cadaalada ay uga shaqayso deegaanadda Puntland.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: