Madasha Xisbiyada oo ka hadlay doorashadi ka dhacday Galmudug

HomeWararka

Madasha Xisbiyada oo ka hadlay doorashadi ka dhacday Galmudug

War-Saxaafadeed kasoo baxey Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa walaac looga muujiyey doorashooyinka is diidan ee ka dhacay deegaano ka tirsan Dowlad g

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 23aad
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo mooshin laga soo gudbiyeey

War-Saxaafadeed kasoo baxey Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa walaac looga muujiyey doorashooyinka is diidan ee ka dhacay deegaano ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug.

War-Saxaafadeedka oo ku qoran luuqada Ingiliishka ayaa waxaa loogu baaqay dhinacyada Siyaasadda isaga soo horjeeda in wada hadal dhab ah leysugu yimaado si xal loo gaaro.
Qoraalka Madasha Xisbiyada Qaran oo u muuqda mid ku socda Beesha Caalamka ayaa u muuqdey mid looga soo horjeedo doorashadii shalay ka dhacdey Magaalada Dhuusamareeb.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: