Maareeyaha Cusub ee Shirkadda Golis oo xilka la wareegay (Sawiro)

Maareeyaha Cusub ee Shirkadda Golis oo xilka la wareegay (Sawiro)

Xaflad ay xilalka kula kala wareegayeen maamulka ugu sareeeya ee shirkadda Golis ayaa ka dhacday hoolka shirarka ee shirkadda Golis.

Waxaa maareeyihii hore ee shirkadda Siciid Aadan Axmed iyo madixii hore ee hawlgallada Maxamed Mire Axmed ay hogaanka shirkadda ku wareejiyeen madaxa hawlgallada ee cusub C/salaam Ciise Maxamed.

Shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Golis waxay si mug leh usoo dhoweeyeen Maamulka Cusub.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com