MAANHADAL: Xiisadda Sool iyo Siyaasadda Puntland (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Xiisadda Sool iyo Siyaasadda Puntland (dhegayso)

Barnaamijka Maanhadal ee radio Daljir waxaa todobaadkan uu diiradda saarayaa xiisadda gobolka Sool iyo siyaasadda xukuumadda Puntland. Cabdidaahir

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha (dhegayso)
MAANHADAL: Daryeelka deegaanka iyo doorka ganacsatada Puntland (dhegayso)
MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

Barnaamijka Maanhadal ee radio Daljir waxaa todobaadkan uu diiradda saarayaa xiisadda gobolka Sool iyo siyaasadda xukuumadda Puntland.

Cabdidaahir Yuusuf Yeey iyo Cabdiwali Maxamuud Gurey oo ka mid ahaa musharxiintii xilka madaxwaynaha Puntland ee doorashadii 2014, haddana ku sugan Mareykanka iyo Ingiriiska iyo Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji Ismaacil ayaa ka qayb galayaa Barnaamijkan.

Wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka kaso jeedinaya Xarunta Daljir ee Qardho

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: