MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA).

Barnaamijka todobaadkaan waxaa diiradda lagu saarayaa heshiiskii dhowaan magaalada Hargeysa ku dhexmaray maamulka Soomaaliland iyo Cali Khaliif Gallaydh, hugaamiyaha Khaatumo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
  • Cabdicasiis Xasan yare shire 7 years ago

    Anigu Waxaan qabaa Ali khaliif Wada Xalka Buu Qaaday Waana Ku soo dhawayn lkn Arinta Puntland Anigu Waxaan u Arkaa Qawda Maqashii Waxana Haw Qaban Waayo
    Deee Puntland 14 Sano Ba la haystaye Goboladaaas Oo Somaliland ka talinaysay

  • Asc Waa Cabdicasiis Xasan Shire Oo joga Galkacyo Anigu Waxaan qabaa Ali khaliif Wada Xalka Buu Qaaday Waana Ku soo dhawayn lkn Arinta Puntland Anigu Waxaan u Arkaa Qawda Maqashii Waxana Haw Qaban Waayo
    Deee Puntland 14 Sano Ba la haystaye Goboladaaas Oo Somaliland ka talinaysay

  • Aad iyo Aadpan usoo dhawayn Maxa yeeelay Maamulka Puntland Arintaas horuu Wax uga Qaban lkn Ali wuxuu Sameeyay arin Sax Ah Wana ku soo dhawayn Ama gooni ha isu taagto Ama ha soo noqoto Waa Somaliland

  • lkn Hawsha Ali Khaliif Uu Wado iyo Wadaduuu Qaaday Waxaan u Arkaaa Xalka kaliya ee Hada loo heli Karo Degaanadaaas 2Osano godoon san

    • Cabdicasiis Xasan yare 7 years ago

      Anigu Waxaan qabaa Ali khaliif Wada Xalka Buu Qaaday Waana Ku soo dhawayn lkn Arinta Puntland Anigu Waxaan u Arkaa Qawda Maqashii Waxana Haw Qaban Waayo
      Deee Puntland 14 Sano Ba la haystaye Goboladaaas Oo Somaliland ka talinaysay

  • Waa Cabdicasiis Xasan yare Oo Lascanood jooga Waxaan aingu dhihi lahaaa Dadka Ssc Daga Yaan La lu goyn. nina dan uma hayeeee Waa San Qabo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com