MAANHADAL: Wasiirki hore wasaarada dekadaha & Gadiidka Badda Puntland oo iftiimiyeey xaalka dekadda Bosaaso

MAANHADAL: Wasiirki hore wasaarada dekadaha & Gadiidka Badda Puntland oo iftiimiyeey xaalka dekadda Bosaaso

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan xiiso gaar ah xambarsan,waxaana uga hadli doona Juquraadiga Siyaasadeysan iyo magaalada Bossaso: Xaggee Xaal ka Biloowday, Xaggee se Marayaa Maanta?

Barnaamijka waxaa marti ku ah wasiirki hore ee Dekadaha & Gadiidka Badda Puntland Cabdulaahi Jaamac Saalax oo Daljir uga warramaya heshiiskii Puntland iyo Shirkadda P&O Ports Ports oo ay leedahahay shirkadda weyn ee DP World oo ay sii leedahay Dowladda Imaaraadka Carabtu.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com