MAANHADAL: Ansixinta Xeerka Bangiga Dhexe iyo xaalada guud ee dhaqaalaha dalka (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Ansixinta Xeerka Bangiga Dhexe  iyo xaalada guud ee dhaqaalaha dalka (dhegayso|daawo)

Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa Ansixinta xeerka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ,iyadoo Xildhibaanada ay wax ka badal ku sameeyeen xeerkii hore ee lagu soo dhaqmi jiray.

Barnaamijka sidookale waxaa looga hadlay isbadalka dhaqaale ee Puntland tan iyo markii la doortay madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/laahi Deni iyo hadal haynta ninka ajnabiga ah ee la sheegay in Bangiga Dhexe uu maamuli doono

Hadaba barnaamijka waxaa marti ku ah Barafasoor Yaasiin Beel Daaje ,Xildhibaan hore Puntland Muuse Warsame Cumar, iyo siyaasi Cabdi Bare Yuusuf Jibriil , oo horay uga tirsanaa Baarlamaankii kan ka horeeyay ee Soomaaliya .

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ka soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tallman.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com