Maamulka Jubbaland oo ku dhawaqay xiligay qabanayaan doorashada aqalka sare

HomeWararka

Maamulka Jubbaland oo ku dhawaqay xiligay qabanayaan doorashada aqalka sare

Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney 25 bishaan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya dowlad goboleedka Jubbaland. Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu cadeeyay iney diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.

Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 2aad)? (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir Looga hadlay amniga iyo xoreynta Dalka

Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney 25 bishaan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya dowlad goboleedka Jubbaland.

Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu cadeeyay iney diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: