Maamulka Jubbaland oo Ciidamo Dheeraad ah Geeyey Luuq

HomeWararka

Maamulka Jubbaland oo Ciidamo Dheeraad ah Geeyey Luuq

Ciidamo fara badan oo ka tirsan Maamulka Jubbaland, ayaa la geeyay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, ciidankaasi oo laga kaxeeyay degaan ku dhaw Degmada B

Muxuu yahay qorshaha u deggan maamulka cusub ee gobolka Mudug? (dhegayso)
Madaxweynihii ugu dambeeyay Midowga Soviet Mikhail Gorbachev oo geeriyooday
Shirka Waddatashiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay (dhegayso)

Ciidamo fara badan oo ka tirsan Maamulka Jubbaland, ayaa la geeyay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, ciidankaasi oo laga kaxeeyay degaan ku dhaw Degmada Baled Xaawo.

Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka oo gaaraya todobo gaari oo Shan ka mid ah ay yihiin Dhashiikayaal ayaa waxaa la geeyay Degmada Luuq, si dhawaan ay u bilaabaan hawlgalo ka dhan ah Ururka Al Shabaab.

Wasiirka amniga Jubbaland ayaa hor kacaayay ciidankaan cusub ee la geeyay Degmada Luuq, waxaana ciidanka ay ka kooban yihiin hal hurin oo muddo tababar qaadanaysay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: