Shirka Waddatashiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa maanta lagu qabtay shir balaaran oo loga hadlayo dib u heshiisinta qaranka ,kaas oo ay ka qayb galeen masuuliyiin kala duwan.

Shirkan ayaa diirada lagu saari doona Arrimaha dib u heshisinta iyadoo masuuliyintii ka qayb gashay shirkaas ay hadalo kala duwan oo ka hadlaya ujeedka shirka iyo waxyaabaha kaso bixi karra.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa muqdisho kaso diray warbixintan


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com