Maamulka Jaamacada Camuud oo Cayriyaay Masuul katirsana Xisbiga UCID (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Jaamacada Camuud oo Cayriyaay Masuul katirsana Xisbiga UCID (dhegayso)

Cabdinaasir Maxamed Xasan ( Buuni ) Oo kamid ahaa Xisbiga UCID oo dhowaan ka difaacay eedaymo kala duwan oo loo jeediyey Faysal Cali Waraabe, oo Xisb

TALEEX, SOOL: WADATASHI & ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA
Kenya oo xeelad cusub kula dagaalamaysa Alshabaab
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cabdinaasir Maxamed Xasan ( Buuni ) Oo kamid ahaa Xisbiga UCID oo dhowaan ka difaacay eedaymo kala duwan oo loo jeediyey Faysal Cali Waraabe, oo Xisbigiisa uu ka tirsan yahay ayaa laga Cayriyey Jaamacadda Camuud ee Boorame.

Go’aan kasoo baxay jaamacadda ayaa Cabdinaasir looga eryay jaamacad, kadib markii uu aflagaadeeyey maamulka jaamacadda, uuna difaacay Faysal Cali Waraabe oo soo jeediyay in ardayda Puntland kasoo jeedda in shaqo laga qabto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: