Maamulka Hiirshabeele iyo AMISOM oo ka wadda hadlay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

HomeWararka

Maamulka Hiirshabeele iyo AMISOM oo ka wadda hadlay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Madaxweyne Ku Xigeenka DG HirShabeelle Md Ali Gudlaawe Hussein ayaa Xarunta Madaxtooyada Kulan kula qaatay Saraakiisha Sar Sare ee Ciidamada Amisom Se

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
MARTISOOR NAIROBI | Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Omar Cabdisamad Yuusuf Dhuux,
Madaxwayne Farmaajo oo shacabka Muqdisho usoo jeediyay ka shaqaynta amaanka

Madaxweyne Ku Xigeenka DG HirShabeelle Md Ali Gudlaawe Hussein ayaa Xarunta Madaxtooyada Kulan kula qaatay Saraakiisha Sar Sare ee Ciidamada Amisom Sector-kooda 5aad.

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta oo Isniin ah waxa uu Madaxtooyad Hir-Shabelle ee Magalada Jowhar waxaa uu kulan kula qaatay saraakiisha Ciidamada AMISOM Sector-kooda 5aad.

Kulanka ayaa ayaa looga hadlay sidii howlgal Qorsheysan oo mid ah loogu qaadi lahaa Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab eek u sugan deegaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa leyskula soo hadal qaaday howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: