Madaxwayne Farmaajo oo shacabka Muqdisho usoo jeediyay ka shaqaynta amaanka

Madaxwayne Farmaajo oo shacabka Muqdisho usoo jeediyay ka shaqaynta amaanka

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa usoo jeediyay shacabka magaalada Muqdisho inay ka shaqeeyaan arrimaha ammaanka.

Isagoo ka qaybgalayay kulan kadhacay magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigayay nidaamka derisaynta xaafadaha degmada Waaberi ayaa waxaa uu sheegay muhiimadda wada shaqaynta ciidamada booliska iyo shacabka, si looga hortago ammaan darida ka jirta magaalada Muqdisho.

“Waxan ku farax sanahay in dadku ay diyaar u yihiin in ay dowladda kalq eyb qaaataan howlaha deriseynta iyo amniga Gobolka Banaadir,si wanasgana ay u shaqeynayaan wxan leeyahay shacabka in qof walba uu difaac u noqdo deriskiisa ama uu ka warqabo weyna maahdsan yihiin shacabka sida ay dowladda u garab taagan yihiin ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0