Maamulka gobalka Mudug oo qado sharaf u sameyeey xilidhibanada kasoo baxay gobalka Mudug

Maamulka gobalka Mudug oo qado sharaf u sameyeey xilidhibanada kasoo baxay gobalka Mudug

Maamulka Gobalka Mudug iyo kan Dagmada Gaalkacyo oo ay wehliyaan Guddiga horumarinta degmada Gaalkacyo ayaa maanta Qado sharaf u sameeyay Xildhibaanada Cusub iyo Wasiirada ee laga soo doortay Gobalka Mudug iyo Dagmada Burtinle.

kulanka qadada ah ayaa looga hadlay Matalaada Gobalka iyo in Xildhibaanadu noqdaan kuwa marwalba ka war haya Gobalka iyo Dagmooyinkiisa, Duqa Dagmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac ayaa ku booriyay Xildhibaanada in ay mideysaanadan kana qeyb qaatan hormarka socda.

ugu danbeyn Xildhibaanada iyo Masuuliyiintii kulanka ka qeyb galay ayaa sheegay in doorkooda ay qaadanayaan isla markaana Gobalka ay dagi doonan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com