Maamulka Gobalka Bari iyo culumadda Bosaaso oo iclaamiyey Salaad Robdoon ah (Sawiro)

HomeWararka

Maamulka Gobalka Bari iyo culumadda Bosaaso oo iclaamiyey Salaad Robdoon ah (Sawiro)

Maamulka gobolka Bari, Kan Taliska qaybta Iyo Culumo udiinka Bosaaso ayaa shaaciyay In 20/Bishan la qabanaayo Isu soo bax Roobdoon Islamarkaas Bulsh

Weriye Axmed Cali Kilwe: “Sharcidarro ayaan ku Xirnaa Facebook-na Faafreeb Maleh” (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP. (Daawo)
Sheekh Mukhtaar Roobow oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

Maamulka gobolka Bari, Kan Taliska qaybta Iyo Culumo udiinka Bosaaso ayaa shaaciyay In 20/Bishan la qabanaayo Isu soo bax Roobdoon Islamarkaas Bulshada ka codsaday in la iskugu soo baxo Garoonka kubadda Cagta Bosaaso.

Maamulka Gobalka iyo Culumadda Gobalka Bari ayaa shacabka ka dalbaday inay kasoo qayb galaan salaada Roobdoonka ah ee 20 Bishan kadhacaysa Garoonka kubadda Cagta ee Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: