Maamulka Cisbitalka Qardho oo ka Warbixiyey Dhaawaca Shilka Sheerbi (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Cisbitalka Qardho oo ka Warbixiyey Dhaawaca Shilka Sheerbi (dhegayso)

Maamulka guud ee cusbitalka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa uu ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee 4 ruux oo ku soo dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Sheerbi, lana soo gaarsiiyey magaalada Qardho. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591b222c0201003a096a1b1b/codka+maamulaha+cusbbatalka+qardho.mp3

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Bosaaso soo gaaray (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya

Maamulka guud ee cusbitalka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa uu ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee 4 ruux oo ku soo dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Sheerbi, lana soo gaarsiiyey magaalada Qardho.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
  • cabdi raxmaam dhoodi 7 years ago

    Intii dhimatey eebe ha u raxmado ,
    Sharuucda wadooyinka ayaa aad looga baahi qabaa deegaanada punt land waa dowladu dareen gaar ah siisaa arinkan

  • Mohamed massari 7 years ago

    Eebe ha uraxmo intii ku dhimatey kuwa dhaawaaca ahna Eebe ha uboogo dhayo. intaas kadib wxn leeyahy darawalada baabuurta ha ogaadeen iney mas’uuliyad ka saarantahy rakaabka ay wadaan.
    Mahadsanidiin

  • allAh ha u naxaristo

  • ilahy ha u naxaristo inte ku dhimty inta dhawac Ah alah ha u gargaaro

DISQUS: