Maalintii labaad Iran oo ay ka socdaan dibad baxyo xoogan.

Maalintii labaad Iran oo ay ka socdaan dibad baxyo xoogan.

Iran ayaa waxaa maalintii labaad ka socda dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo dowladda.

Kumaan qof ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Iran, dibad baxayaasha ayaa ka careysan diyaaraddii rakaabka ahayd ee ay soo riday Iran.

Boliiska ayaa dibad baxayaasha u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa, si ay uka ceyriyaan.

Dibad baxa ayaa saameyn ku yeeshay isu socodka dadka, ganacsiga, waxbarashada iyo gaadiidka.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com