Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka HIVS/ AIDS oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso+Sawiro)

Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka  HIVS/ AIDS oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso+Sawiro)

Magaaladda Boosaaso waxaa lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu xusayeey maalinta caalamiga ah ee cudurka dilaaga ah ee HIVS/ AIDS ,taas oo ay so qaban qaabisay hay’adda kahortaga HIVS/ AIDS ee Puntland ee PAC ,waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Boosaaso.

Warbixintan Wariye Raaqiyo Ruun Maxamed ayaa kaso dirtay Boosaaso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com