LAASCANOOD: Ciidamadda SSC oo meel fagaare ah ku burburiyeey khamri laga soo qabtay duleedka Magaaladda.

LAASCANOOD: Ciidamadda SSC oo meel fagaare ah ku burburiyeey khamri laga soo qabtay duleedka Magaaladda.

Ciidanka Amniga Magaaladda Laascanood ee Xarunta gobalka Sool ayaa howlgal ay ka sameyeen duleedka magaaladda waxay kusoo qabteen khamriga maandooriyaha iyado duleedka magaaladda lagu burburiyeey.

Wariye Maxamed Cali Bile ayaa faahfaahinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com