Kuuriyada Waqooyi oo Mar Kale Tijaabisay Gantaal Aad U Weyn-Sawirro

HomeWararka

Kuuriyada Waqooyi oo Mar Kale Tijaabisay Gantaal Aad U Weyn-Sawirro

Kuuriyada Waaqooyi ayaa sheegtay in gantaalkii ay tijaabisay Axaddii uu ahaa nooc cusub oo awood u leh inuu xambaaro madax wayn oo nukliyeer ah. Gantaalkan ayaa sare u kacay 2,000km kuna dhacay meel 700 oo mitir jirta oo ka mid ah galbeedka badda Japan. SAWIRRO

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Afrika (Sawiro)
Maamulka Gobolka Banaadir oo xoojinaya isku xirka Bulshada iyo Hay’adaha amniga
Garowe oo uu ka furmay Shirka Wadatashiga Wasiirada Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha ee DFS iyo Dowladaha Xubanaha ka ah Federaalka ee Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeele.

Kuuriyada Waaqooyi ayaa sheegtay in gantaalkii ay tijaabisay Axaddii uu ahaa nooc cusub oo awood u leh inuu xambaaro madax wayn oo nukliyeer ah.

Gantaalkan ayaa sare u kacay 2,000km kuna dhacay meel 700 oo mitir jirta oo ka mid ah galbeedka badda Japan.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: