Kulanki Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka maxaa looga hadlay maanta?

HomeWararka

Kulanki Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka maxaa looga hadlay maanta?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Dowladda federaalka Soomaaliya Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo kuxigeenadiisa ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay Gud

SHIRWEYNAHA 5-AAD EE URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND MAP
Shacabka abaarta ku ceeroobay ee gobolka Sanaag oo ka cabanaya guddiyo (dhegayso)
Madaxweyne hore Sheekh shariif: “dadka degan Hiirshabeele in dagaal ay ku baaqan marnaba ma ahaa wax fiican”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Dowladda federaalka Soomaaliya Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo kuxigeenadiisa ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka,kaas oo diiradda lagu saaray arrimo kala duwan.

Kulanka ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Habdhowraha Golaha Shacabka iyo howlwadeennadda Guddiyada iyagoo mid mid u sharaxay shaqada baaxada leh ay u hayaan Golaha Shacabka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: