Kulanka Haweenka – Taxanaha 20aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 20aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 20aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

ARDAA: Xalqaddii 37aad iyo Xubnaha Dhallinyarada ee Xukuumadda Cusub ee Puntland (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 57aad: Qeexida Dimuqraadiyadda & dowlad wanaaga
ARDAA Xalqaddii 61aad:Dulucda Shirkii Maagashiga Puntland iyo Ahmiyadda Durugsan ee laga leeyahay.

Kulanka Haweenka – Taxanaha 20aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: