Kulanka Golaha Shacabka Barlamaanka Somaaliya maxaa maanta looga hadlaya?

HomeWararka

Kulanka Golaha Shacabka Barlamaanka Somaaliya maxaa maanta looga hadlaya?

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maaanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargey

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Magacabay 4 Masuul (Akhriso)
Muuse Biixi “Madaxwayne Farmaajo intii xilka yimid waxay Somaliland la kulantay cadaawad dhan walba ah”
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maaanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa.

Ajandayaasha Kulanka Maanta ayaa waxaa ay kala yihiin Akhrinta 1-aad ee Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed & Akhrinta labaadee hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo Jinsayadaga.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in uu Maanta jiro kulanka Baarlamaanka, isla markaana laga doonayo inay kulanak soo xaadiraan si uu u furmo.

Muddo laba todobaad ah Xildhibaannada Golaha Shacabka majirin wax kulan ah oo ay yeesheen, waxaana hakad ku jiray fadhiyada kal-fadhiga 7aad sababo aan weli la shaacin dartood.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: