Kulan looga Hadlayey Ammaanka Badaha Puntland oo Boosaaso lagu Qabtay (Cod+Sawirro)

HomeWararka

Kulan looga Hadlayey Ammaanka Badaha Puntland oo Boosaaso lagu Qabtay (Cod+Sawirro)

Wasaarada  dekedaha gaadiidka badba iyo ladagaalanka burcad-badeeda waxaa maanta lagu qabtay  kulan looga hadlaayay nabadgalyada bada iyo iyo dhaqaala

Waa sidee Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bangladesh (dhegayso)
MARTISOORKA Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) – Bilowga noloshii Qurbaha | Qaybtii 6aad (daawo)
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wasaarada  dekedaha gaadiidka badba iyo ladagaalanka burcad-badeeda waxaa maanta lagu qabtay  kulan looga hadlaayay nabadgalyada bada iyo iyo dhaqaalaha badaha.

Kulanka ayaa Waxaa ka soo qaybgalay  Wasaarada dekedaha gaadiika bada iyo ladagaalanka burcad badeeda Puntland , Wasaarada  kaluumaysiga iyo qayraadka bada Puntland  wasaarada ganacsiga saraakiil kasocotay ciidanka bada Puntland,  ciidanka ilaalada dekeda bosaaso iyo ururada kaluumaysiga.

Hadaba daah furka aqoon iswaydaarsigan ayaa waxaa ugu horeen kahadlay Cabdiwaaxid Maxamed Xirsi Joocaar oo kasocday oo ah sarkaal katirsan  IGAD iyo Agaasimaha guud ee wasaarada dekedaha gaadiidka bada iyo ladagaalanka burcad badeeda Puntland  Cabdimajiid Samatar Jaafaan.

CODAD+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: