Kulan looga hadlaayey xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlaayey xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlayo xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska iyo hirgalinta go’aanada ka soo baxa maxkamadaha ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulanka waxaa guddoominaya guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka waxaana ka qeyb galaya Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Taliyaha ciidanka Booliska, Taliyaha Qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale.

kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa xoojinta xiriirka ka dhaxeeyo Hay’addaha Garsoorka iyo Amniga iyo sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen fulinta go’aanada kasoo baxo maxkamadaha dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com