Kulan looga hadlaayay abaaraha oo Muqdisho ka dhacay

HomeWararka

Kulan looga hadlaayay abaaraha oo Muqdisho ka dhacay

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya ayaa la kulmay Guddiga Gurmadka Abaara

Wacaal daray ah: Madaxweyne Shariif Xasan oo is Casilay
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)
Wasaaradda Warfaafinta Somaaliya oo Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya ayaa la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha.

Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa soo bandhigay xogaha la xariira abaaraha iyo saamaynta ay ku yeesheen guud ahaaan dalka.

Ugu dambayn, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya, ayaa u mahad celiyey guddiga isagoo ugu baaqay in ay wadashaqayn buuxda yeelan doonaan, si dalka looga samatabixiyo abaaraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: