Kooxda Alshabaab oo la wareegay degaan katirsan Baraawe

HomeWararka

Kooxda Alshabaab oo la wareegay degaan katirsan Baraawe

Xarakada Al-shabaab ayaa la wareegtay degaanka Rasadaay ee Gobolka Shabeellaha hoose kaas oo ay horay ugu sugnaayeen Ciidamada AMISOM,gaar ahaan kuwa

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 85aad (dhegayso)
Abwaan Bulshaawi Cabdi oo ka hadlay geeridii Abwaan Jaamac Kadiye
Madaxweyne Farmaajo oo farxadda Ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Xarakada Al-shabaab ayaa la wareegtay degaanka Rasadaay ee Gobolka Shabeellaha hoose kaas oo ay horay ugu sugnaayeen Ciidamada AMISOM,gaar ahaan kuwa Uganda.

Ciidamada AMISOM ayaa isaga baxay degaankaas oo hoostaga degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose,waxaana markiiba la wareegay Al-shabaab.

Dadak Magaalada Baraawe ayaa sheegaya in degaankaas oo yahay mid muhiim u ah Amniga Magaalada Baraawe,Ciidanka AMISOMna ka sugi jireen Amaanka Baraawe degaankaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: