Koobka Gobolada: Waa Mar Kale iyo Puntland fkf Jubaland (dhegayso)

HomeWararkaCiyaaraha

Koobka Gobolada: Waa Mar Kale iyo Puntland fkf Jubaland (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa mar kale finnaalka tartanka Maamul Goboleedyada isugu soo baxay Jubbaland iyo Puntland kaddib markii

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa mar kale finnaalka tartanka Maamul Goboleedyada isugu soo baxay Jubbaland iyo Puntland kaddib markii ay Jubbaland dhulka ku jiideen xulka Koonfur Galbeed.

Kulamo ka tirsan koobka League Cup-ka Ingiriiska ayaa la ciyaaray. Kooxda Arsenal ayaa wareegga afar dhamaadka koobkan u soo baxday kaddib ciyaar adag oo ay la ciyaartay kooxda West Ham United.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: