Kiiska Cabdikariin Qalbi-dhagax oo maanta la horgaynayo baarlamaanka

HomeWararka

Kiiska Cabdikariin Qalbi-dhagax oo maanta la horgaynayo baarlamaanka

Guddiga loo xilsaaray baaritaanka kiiska Cabdikariin Qalbi-dhagax oo ay dowladda faderaalka Soomaaliya ku wareejisay dowladda Itoobiya ayaa maanta hor

Wasiir Beyle: “Waxaa maanta noo furmaya shir looga hadlayo amniga iyo Maalgelinta dalka” (daawo)
Kaniisada Hargeysa FKF Culimada iyo Siyaasiyiinta Soomaaliland (dhegayso)
Musharrax Jebiye oo lacag ugu deeqay Isbitaalka Bilcil iyo Ururka Dhallinyarada ee Carmo

Guddiga loo xilsaaray baaritaanka kiiska Cabdikariin Qalbi-dhagax oo ay dowladda faderaalka Soomaaliya ku wareejisay dowladda Itoobiya ayaa maanta hortagaya baarlamaanka Soomaaliya si’ay uga warbixiyaan baaritaanka kiiskaasi oo muddo khilaaf uu ka taagnaa.

C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirkii hore ee amniga ee dowladda Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka guddiga golaha Shacabka baarista kiiskan loo xilsaaray ayaa sheegay inay soo gabagabeeyeen baaritaanadii ay wadeen.

Guddiga ayaa la magacaabay 15kii bishii Septmeber iyagoona ka kooban 15 xubnood oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo katirsanaa Jamahadda ONLF oo ay dowladdu ku wareejisay dowladda Itoobiya bishii August ayaa waxaa ka dhashay murano iyo khilaaf ka dhex abuurmay hay’adaha kale duwan ee xukuumadda Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: