Khudbadii marwo Caasha Geelle Diriye, wasiirka haweenka & horumarinta qoyska ee sannadguurada 12-aad ee aasaaska dawlada Puntland.

Garowe, Aug 01 – 1-da Ogosto waa maalinta dawlada Puntland. Waxaa ka socda gobollada Puntland & dalalka kale ee caalamka ee ay ku nool yihiin qurbajoogta Puntland, munaasabado lagu xusayo aasaaska Puntland. Garowe, Bossaso, Galkacyo, Buuhoodle, Qardho, Badhan & Galdogob ayaa ka mid ay magaalooyinka laga xusayo sannadguurada 12-aad ee Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com